Sharciga Kunoqoshadiisa 1:8 KQA

8 Bal eega, dalka waan idin hor dhigay, haddaba gala oo hantiya dalkii Rabbigu ugu dhaartay awowayaashiin oo ahaa Ibraahim iyo Isxaaq iyo Yacquub inuu siinayo iyaga iyo farcankooda ka dambeeyaba

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 1

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 1:8 macnaha guud