Sharciga Kunoqoshadiisa 11:17 KQA

17 oo markaas cadhada Rabbigu idinku kululaataa, oo uu samada idinka xidhaa, si aad roob u weydaan, oo uu dhulku midho soo bixin waayo, oo aad haddiiba uga baabba'daan dalka wanaagsan oo Rabbigu idin siinayo.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 11

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 11:17 macnaha guud