29 Oo markii Rabbiga Ilaahiinna ahu idin geeyo dalka aad ugu gudbaysaan inaad hantidaan, barakada waa inaad kaga dhawaaqdaan Buur Gerisiim, habaarkana waa inaad kaga dhawaaqdaan Buur Ceebaal.
akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 11
arki Sharciga Kunoqoshadiisa 11:29 macnaha guud