Sharciga Kunoqoshadiisa 11:9 KQA

9 iyo in cimrigiinnu ku dheeraado dalkii Rabbigu ugu dhaartay awowayaashiin inuu siinayo iyaga iyo farcankooda, kaasoo ah dal caano iyo malab la barwaaqaysan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 11

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 11:9 macnaha guud