Sharciga Kunoqoshadiisa 12:31 KQA

31 Waa inaydaan Rabbiga Ilaahiinna ah saas ku samayn, maxaa yeelay, wax kasta oo Rabbigu karahsado oo uu neceb yahay ayay iyagu ilaahyadooda ku sameeyaan, oo xataa wiilashooda iyo gabdhahooda bay u gubaan ilaahyadooda.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 12

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 12:31 macnaha guud