Sharciga Kunoqoshadiisa 15:19 KQA

19 Kulli curadyada labka ah oo ka dhasho lo'daada iyo adhigaagaba waa inaad quduus uga dhigtid Rabbiga Ilaahaaga ah, oo waa inaadan ku shaqaysan curadka lo'daada, oo aadan dhogortana ka xiirin curadka idahaaga.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 15

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 15:19 macnaha guud