Sharciga Kunoqoshadiisa 15:4 KQA

4 Si kastaba ha ahaatee mid miskiin ah waa inaan dhexdiinna laga helin, (maxaa yeelay, hubaal Rabbigu waa idinku barakayn doonaa dalka Rabbiga Ilaahiinna ahu uu dhaxalka idiin siinayo inaad hantidaan,)

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 15

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 15:4 macnaha guud