Sharciga Kunoqoshadiisa 15:6 KQA

6 Maxaa yeelay, Rabbiga Ilaahiinna ahu waa idiin barakayn doonaa siduu idiin ballanqaaday, oo wax baad deymin doontaan quruumo badan, laakiinse waxba kama amaahan doontaan, oo quruumo badan baad u talin doontaan, laakiinse iyagu idiinma ay talin doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 15

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 15:6 macnaha guud