Sharciga Kunoqoshadiisa 16:11 KQA

11 Midkiin kasta iyo wiilkiisa, iyo gabadhiisa, iyo addoonkiisa, iyo addoontiisa, iyo kii reer Laawi oo irdihiisa ku jira, iyo qariibka, iyo agoonta iyo carmalka idin dhex joogaaba waa inay ku wada farxaan Rabbiga Ilaahooda ah hortiisa taasoo ah meesha Rabbiga Ilaahooda ahu uu u dooranayo inuu magiciisa dhigo.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 16

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 16:11 macnaha guud