Sharciga Kunoqoshadiisa 16:3 KQA

3 Oo allabariga waa inaydaan kibis khamiir leh ku cunin, toddoba maalmoodse waa inaad ku cuntaan kibis aan khamiir lahayn oo ah kibistii dhibka, waayo, dalkii Masar degdeg baad kaga soo baxdeen. Waa inaad cimrigiinna oo dhan xusuusnaataan maalintii aad dalkii Masar ka soo baxdeen.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 16

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 16:3 macnaha guud