Sharciga Kunoqoshadiisa 16:8 KQA

8 Lix maalmood waa inaad cuntaan kibis aan khamiir lahayn, oo maalinta toddobaadna shir quduus ah waa inaad u qabataan Rabbiga Ilaahiinna ah, oo maalintaas waa inaydaan waxba shuqul qaban.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 16

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 16:8 macnaha guud