Sharciga Kunoqoshadiisa 17:12 KQA

12 Oo ninkii kibra oo diidaa inuu maqlo wadaadka Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa u taagan inuu u adeego, amase xaakinka, ninkaas waa in la dilaa, oo sharka waa inaad reer binu Israa'iil ka saartaan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 17

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 17:12 macnaha guud