Sharciga Kunoqoshadiisa 2:14 KQA

14 Oo wakhtigii u dhexeeyey waagii aan Qaadeesh Barneeca ka soo kacnay iyo markii aan durdurka Sered ka soo gudubnay wuxuu ahaa siddeed iyo soddon sannadood, ilamaa qarnigii dagaalyahannada ahaa oo dhan laga wada baabbi'iyey xerada dhexdeedii, sidii Rabbigu iyaga ugu dhaartay.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 2

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 2:14 macnaha guud