Sharciga Kunoqoshadiisa 22:4 KQA

4 Haddaad aragtid walaalkaa dameerkiisa ama dibigiisa oo jidka ku dhacay, waa inaadan ka dhuuman, laakiinse hubaal waa inaad isaga caawisaa oo la istaajisaa.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 22

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 22:4 macnaha guud