Sharciga Kunoqoshadiisa 22:9 KQA

9 Beertaada canabka ah waa inaadan ku wada beeran iniino laba cayn oo kala duwan ah, waaba intaasoo ay midhaha oo dhammu quduus kaa noqdaan, kuwaasoo ah iniinihii aad beeratay iyo midhihii beerta canabka ah kaaga baxayba.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 22

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 22:9 macnaha guud