Sharciga Kunoqoshadiisa 23:14 KQA

14 Waayo, Rabbiga Ilaahiinna ahu xeradiinnuu dhex socdaa inuu idin samatabbixiyo oo uu cadaawayaashiinnana gacantiinna soo geliyo, oo sidaas daraaddeed xeradiinnu waa inay quduus ahaataa si uusan dhexdiinna ugu arag wax nijaas ah oo uusan idiinka sii jeesan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 23

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 23:14 macnaha guud