Sharciga Kunoqoshadiisa 24:19 KQA

19 Oo markaad beertaada goosatid haddaad xidhmo sabuullo ah beerta ku soo dhex illowdo waa inaadan dib ugu noqon si aad u soo qaadato. Waxaa lahaan doona qariibka iyo agoonta iyo carmalka, si uu Rabbiga Ilaahaaga ahu kuugu barakeeyo wixii ay gacmahaagu qabtaan oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 24

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 24:19 macnaha guud