Sharciga Kunoqoshadiisa 24:7 KQA

7 Haddii nin la helo isagoo mid ka mid ah walaalihiisa reer binu Israa'iil intuu xaday uu ugu macaamiloodo sidii addoon oo kale, amase uu isaga iibiyo, markaas tuuggaas waa in la dilaa, oo sidaas waa inaad sharka dhexdiinna uga saartaan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 24

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 24:7 macnaha guud