Sharciga Kunoqoshadiisa 28:15 KQA

15 Laakiinse haddaydnan dhegaysan codka Rabbiga Ilaahiinna ah, inaad xajisaan oo aad wada yeeshaan amarradiisa iyo qaynuunnadiisa aan maanta idinku amrayo, markaas inkaarahan oo dhammu way idinku soo degi doonaan oo idin soo gaadhi doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 28

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 28:15 macnaha guud