Sharciga Kunoqoshadiisa 28:63 KQA

63 Oo sidii Rabbigu idiinku farxay inuu wanaag idiin sameeyo oo uu idin badiyo, ayuu sidaas oo kale ugu farxi doonaa inuu idin halligo oo idin baabbi'iyo, oo idinka waa laydinka rujin doonaa dalka aad ugu socotaan inaad hantidaan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 28

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 28:63 macnaha guud