Sharciga Kunoqoshadiisa 3:21 KQA

21 Oo waagaas ayaan Yashuuca amray oo waxaan ku idhi, Indhahaagu way arkeen kulli wixii Rabbiga Ilaahaaga ahu uu ku sameeyey labadan boqor. Oo boqortooyooyinka aad u gudbaysid oo dhan Rabbigu saasuu u gelayaa.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 3

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 3:21 macnaha guud