Sharciga Kunoqoshadiisa 30:5 KQA

5 markaasaa Rabbiga Ilaahiinna ahu wuxuu idin keeni doonaa dalkii awowayaashiin mar hore hantiyeen, oo idinna waad hantiyi doontaan, oo wanaag buu idiin samayn doonaa, wuuna idinka sii badin doonaa intii awowayaashiin ahaan jireen.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 30

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 30:5 macnaha guud