Sharciga Kunoqoshadiisa 31:14 KQA

14 Markaasaa Rabbigu Muuse ku yidhi, Bal eeg, wakhtigii aad dhiman lahayd waa soo dhow yahay, haddaba Yashuuca u yeedh oo isdhex taaga teendhada shirka, aan isaga amar siiyee. Markaasaa Muuse iyo Yashuuca tageen oo teendhadii shirka isdhex taageen.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 31

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 31:14 macnaha guud