Sharciga Kunoqoshadiisa 31:21 KQA

21 Oo markii masiibo iyo dhibaatooyin badanu ku soo degaan ayaa gabayganu hortooda ku markhaati furayaa, waayo, afka farcankoodu ma illoobi doono, maxaa yeelay, waan ogahay fikirkooda ay ku fikirayaan haddeertan intaanan iyaga geeyn dalkii aan ugu dhaartay ka hor.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 31

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 31:21 macnaha guud