Sharciga Kunoqoshadiisa 31:9 KQA

9 Markaasaa Muuse sharcigan qoray, oo wuxuu u dhiibay wadaaddadii reer Laawi oo qaadi jiray sanduuqii axdiga Rabbiga, iyo odayaashii reer binu Israa'iil oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 31

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 31:9 macnaha guud