Sharciga Kunoqoshadiisa 32:30 KQA

30 Haddaan Dhagaxoodii iyaga iibin, Oo aan Rabbigu iyaga gacanta u gelin, Sidee baa nin keliya kun u eryi karaa? Labase sidee bay toban kun u didin karaan?

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 32

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 32:30 macnaha guud