Sharciga Kunoqoshadiisa 32:39 KQA

39 Haddaba bal eega inaan aniga qudhuhu ahay isagii, Oo aniga mooyaane aan ilaah kale jirin. Wax baan dilaa, waanan soo nooleeyaa. Wax baan dhaawacaa, waanan bogsiiyaa. Mana jiro mid gacantayda wax ka samatabbixin karaa.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 32

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 32:39 macnaha guud