Sharciga Kunoqoshadiisa 32:46 KQA

46 oo wuxuu ku yidhi, Qalbigiinna ku qabsada kulli erayadan aan maanta idiin sheegay oo dhan, kuwaasoo aad carruurtiinna ku amri doontaan si ay u dhawraan oo u wada yeelaan sharcigan erayadiisa oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 32

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 32:46 macnaha guud