20 Oo markuu Gaad u ducaynayayna wuxuu yidhi, Barako ha ku dhacdo kii reer Gaad ballaadhiya, Isagu wuxuu u jiifaa sida gool libaax, Oo wuxuu dillaacsadaa gacanta iyo madaxa dhaladiisa.
akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 33
arki Sharciga Kunoqoshadiisa 33:20 macnaha guud