Sharciga Kunoqoshadiisa 33:28

Kitaabka Quduuska Ah

28Oo Israa'iil oo ah isha Yacquub oo keliya Ammaan buu ku deggan yahay dal sarreen iyo khamri leh, Oo waxaa samada uga soo da'a sayax.

Sharciga Kunoqoshadiisa 33:28 — KQA