Sharciga Kunoqoshadiisa 34:4 KQA

4 Oo Rabbigu wuxuu isagii ku yidhi, Waa kaas dalkii aan ugu dhaartay Ibraahim iyo Isxaaq iyo Yacquub oo aan midkood kasta ku idhi, Dalkaas waxaan siinayaa farcankaaga. Haddaba waxaan ka dhigay inaad indhahaaga ku aragto, laakiinse xaggaas u gudbi maysid.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 34

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 34:4 macnaha guud