Sharciga Kunoqoshadiisa 4:9 KQA

9 Laakiin digtoonaada oo naftiinna aad u dhawra, si aydaan u illoobin wixii indhihiinnu arkeen oo ayan cimrigiinna oo dhan qalbigiinna uga bixin, iyagase ogeysiiya carruurtiinna iyo carruurtiinna carruurtooda.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 4

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 4:9 macnaha guud