Sharciga Kunoqoshadiisa 5:28 KQA

28 Markaasaa Rabbigu maqlay codkii erayadiinna markaad ila hadasheen, oo Rabbigu wuxuu igu yidhi, Waan maqlay codkii erayada dadkan, oo ay kugula hadleen, oo wixii ay ku hadleen oo dhan si wanaagsan bay u yidhaahdeen.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 5

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 5:28 macnaha guud