Sharciga Kunoqoshadiisa 7:2 KQA

2 oo markii Rabbiga Ilaahiinna ahu iyaga gacanta idiin soo geliyo, oo aad iyaga laysaan, markaas waa inaad iyaga dhammaantood wada baabbi'isaan. Waa inaydaan axdi la dhigan, oo aydaan u naxariisan innaba.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 7

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 7:2 macnaha guud