Sharciga Kunoqoshadiisa 7:9 KQA

9 Haddaba bal ogaada in Rabbiga Ilaahiinna ahu Ilaah yahay, oo isagu yahay Ilaaha aaminka ah oo axdiga dhawra, oo tan iyo kun qarni u naxariista kuwa isaga jecel oo amarkiisa xajiya.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 7

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 7:9 macnaha guud