Sharciga Kunoqoshadiisa 9:4 KQA

4 Markii Rabbiga Ilaahiinna ahu iyaga idinka hor eryo ka dib, qalbiga ha iska odhanina, Xaqnimadayada aawadeed ayaa Rabbigu dalkan noo keenay inaannu hantinno, waayo, Rabbigu wuxuu quruumahaas idiinka hor erya waa sharkoodii aawadiis.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 9

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 9:4 macnaha guud