Taariikhdii Kowaad 11:18 KQA

18 Markaasaa saddexdii ayaa dhex maray ciidankii reer Falastiin, oo waxay biyo ka soo dhaamiyeen ceelkii Beytlaxam ee iridda ku ag yiil, oo intay soo qaadeen ayay Daa'uud u keeneen, laakiinse Daa'uud wuu diiday inuu cabbo biyahaas, Rabbiguuse u daadshay.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 11

arki Taariikhdii Kowaad 11:18 macnaha guud