Taariikhdii Kowaad 12:23 KQA

23 Oo tanuna waa tiradii kuwii madaxda u ahaa kuwii dagaalka hubka u lahaa, oo Daa'uud ugu yimid Xebroon inay boqortooyada Saa'uul isaga u rogaan sidii uu eraygii Rabbigu ahaa.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 12

arki Taariikhdii Kowaad 12:23 macnaha guud