Taariikhdii Kowaad 12:38 KQA

38 Intaas oo dhan oo wada ahaa rag dagaalyahan ah oo dagaalka isu safi kara waxay Xebroon ula yimaadeen qalbi qumman inay Daa'uud reer binu Israa'iil oo dhan u boqraan, oo reer binu Israa'iil intooda hadhay oo dhammuna isku qalbi bay ku ahaayeen inay Daa'uud boqraan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 12

arki Taariikhdii Kowaad 12:38 macnaha guud