Taariikhdii Kowaad 2:21 KQA

21 Oo taas dabadeedna Xesroon wuxuu u tegey inantii Maakiir oo ahaa Gilecaad aabbihiis, oo taas wuxuu guursaday isagoo lixdan sannadood jira, oo waxayna isaga u dhashay Seguub.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 2

arki Taariikhdii Kowaad 2:21 macnaha guud