Taariikhdii Kowaad 20:3 KQA

3 Dibadduu u soo bixiyey dadkii magaalada ku jiray, oo wuxuu hoos dhigay miinshaaro iyo biro wax lagu qodo, iyo faasas. Oo magaalooyinkii reer Cammoon oo dhan Daa'uud saasuu u wada galay. Markaasaa Daa'uud iyo dadkii oo dhammu ku noqdeen Yeruusaalem.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 20

arki Taariikhdii Kowaad 20:3 macnaha guud