Taariikhdii Kowaad 20:6 KQA

6 Oo haddana waxaa dagaal ka dhacay Gad, halkaasna waxaa joogay nin aad u dheer, oo farihiisa gacmeed iyo farihiisa lugeedna waxay ahaayeen afar iyo labaatan, oo gacan kasta wuxuu ku lahaa lix, cag kastana wuxuu ku lahaa lix, oo isna wuxuu u dhashay Rafaa.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 20

arki Taariikhdii Kowaad 20:6 macnaha guud