Taariikhdii Kowaad 21:24 KQA

24 Markaasaa Boqor Daa'uud wuxuu Aarnaan ku yidhi, Maya, laakiinse sida runta ah qiima buuxa ayaan kaaga iibsanayaa, waayo, Rabbiga u qaadi maayo wax aad adigu leedahay, oo qurbaan la gubo oo aanan waxba ka bixin anigu Ilaah ugu bixin maayo.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 21

arki Taariikhdii Kowaad 21:24 macnaha guud