Taariikhdii Kowaad 23:13 KQA

13 Wiilashii Camraamna waxay ahaayeen Haaruun iyo Muuse, oo Haaruun waxaa gooni looga dhigay inay isagii iyo wiilashiisuba weligood quduus ka dhigaan waxyaalaha ugu wada quduusan iyo inay Rabbiga hortiisa foox ku shidaan, oo ay u adeegaan oo ay weligoodba magiciisa ku duceeyaan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 23

arki Taariikhdii Kowaad 23:13 macnaha guud