Taariikhdii Kowaad 25:5 KQA

5 Oo kuwaas oo dhammuna waxay ahaayeen wiilashii Heemaan kaasoo ahaa waxarkihii boqorka u sheegi jiray erayadii Ilaah, oo geeska kor u qaadi jiray. Oo Ilaahna wuxuu Heemaan siiyey afar iyo toban wiil iyo saddex gabdhood.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 25

arki Taariikhdii Kowaad 25:5 macnaha guud