Taariikhdii Kowaad 25:9 KQA

9 Haddaba saamigii kowaad wuxuu u soo baxay reer Aasaaf oo waxaa helay Yuusuf. Kii labaadna wuxuu u soo baxay Gedalyaah, oo isaga iyo walaalihiis iyo wiilashiisiiba waxay isku ahaayeen laba iyo toban.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 25

arki Taariikhdii Kowaad 25:9 macnaha guud