Taariikhdii Kowaad 27:14 KQA

14 Oo sirkaalkii kow iyo tobnaad ee bishii kow iyo tobnaad bixi jirayna wuxuu ahaa Benaayaah oo ahaa reer Fircaatoon, oo ka ahaa reer Efrayim, oo isaga kooxdiisana waxaa ku jiray afar iyo labaatan kun oo nin.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 27

arki Taariikhdii Kowaad 27:14 macnaha guud