17 iyo tilmaantii mudacyada, iyo maddiibadaha, iyo koobabka laga samayn lahaa dahab saafi ah, oo baaquliyada dahabka ahna baaquli kasta dahabkiisii miisaankiisa, oo baquliyada lacagta ahna baquli kasta lacagtiisii miisaankeeda,
akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 28
arki Taariikhdii Kowaad 28:17 macnaha guud