Taariikhdii Kowaad 29:25 KQA

25 Oo Rabbiguna Sulaymaan aad iyo aad buu ugu weyneeyey reer binu Israa'iil oo dhan hortooda, oo wuxuu isaga siiyey boqortooyo haybad leh oo ayan lahaan jirin boqorradii reer binu Israa'iil oo isaga ka horreeyey oo dhammu.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 29

arki Taariikhdii Kowaad 29:25 macnaha guud