Taariikhdii Kowaad 5:1 KQA

1 Oo kuwanuna waa wiilashii Ruubeen kaasoo ahaa curadkii Israa'iil, (laakiinse isagu wuxuu nijaaseeyey gogoshii aabbihiis oo sidaas daraaddeed curadnimadiisii waxaa la siiyey wiilashii Yuusuf ina Israa'iil, oo abtiriskiisiina laguma tirin xagga curadnimadiisii.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 5

arki Taariikhdii Kowaad 5:1 macnaha guud